Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisey 3 qof oo ay ku jirtay haweeney

Fagaare ku yaalla Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa waxaa galabta ka dhacay xukunno dil ah oo lagu fuliyay saddex ruux oo haweeney ay ku jirtay. Maxkamadda Al-shabaab ayaa ku riday xukun dil ah Maxamuud Cabdi Abshir (Madaxey) oo jiray 32 sano ka dib markii lagu eedeeyey inuu horay u dilay nin lagu magacaabi … Continue reading Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisey 3 qof oo ay ku jirtay haweeney